Raysal wasaarihii hor CCC oo ku eedeeyay Madaxda Wakhtigiidu dhamaadey iney burburinayaan Dalka iyo Dastuurka

Raysal wasaarihii hore ee Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaake ayaa Masuuliyiinta Wakhtiga Kororsadey ku eedeeyay inay ka cararayaan Masuuliyada saaran sidaas awgeedna ujeedkiisu uu mar walba ahaa Wakhtiga oo ay kororsadaan.

Talabaadaan ay qaadeen Masuuliyiintu waxay horseedaysaa burbur Dal iyo Daatuur ayuu yiri Cumar Cabdirshiid.

Qoraal uu soo dhigay Bartiisa Twitter-ka ayuu sidaas ku sheegay Raysal wasaare Sharmaake.

Puntlandi.com Internet

<