Madaxweyne Deni iyo Axmed Madoobe oo Muqdisho ka duulay

Madaxweynayaasha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam iyo Madaxweynaha Puntland Daciid Cabdullaahi Deni ayaa Guryohoodii u kala duulay kadib markii laga quustay Wadahadalkii lagula jiray Madaxweyne Farmaajo.

Kulan ay wada yeesheen Badbaado Qaran kadib ayaa labada Masuul u duuleen Puntlanf iyo Jubbaland.

Xaalada Siyaasadeed ee Muqdisho ayaa tan iyo dhalay qabanayo kadib markii Madaxweyne Farmaajo uu kororsadey laba sano.

Puntlandi.com Muqdisho

<