Warbaahinta Puntlandi.com waxay idiin rajaynaysaa Ramadaan Wanaagsan

Akhristayaasha nagu xiran Waxaan la wadaagaynaa farxada bisha barakaydan ee Ramadaan oo 13 Abril bilaabanaysa,

Waxaan idiin rajaynaynaa inaad noqotaan kuwa ka faa’iideysta Xasaanada Bisha Barakaysan, illaahayna idiin fududeeyo, idinla ka aqbalo Soonka.

Ramadaan Wanaagsan oo Farxad leh

<