Daawo Saadiq Joon “Wasiir Dubbe Warqad dambe oo laguu soo dhiibo ha akhrin, Dadkaaga dhinac ka raac”

Taliyaha Ciudanka Booliska Gobolka Banaadir Saadiq Joon oo maanta shir haraa’id qabtay ayaa baaq u diray Taysal wasaaraha xilkiisu dhamaaday.

Saadiq Joon wuxuu yiri “ Raysal wasaare ha noqon mid wax loo yeeriyo, ee Awooda Dalka ka wareeg”

Saadiq Joon wuxuu kaloo Fariin u diray Wasiirka Warfaafinta Cusmaan Dubbe wuxuu isna yiri “ Dubbe Warqad dambe oo lagusoo dhiibo ha akhrin, Dadkaagana dhinac ka raac”

Sawirka hoostiisa ka daawo

Taliyaha Booliska Gobolka Banaadir Saadiq Joon
<