Breaking News— Taliye Saadaq John oo ka goostay Madaxweyne Farmaajo, isna hortaagay kulankii Baarlamaanka

Taliyaha Ciidanka Booliska Gobolka Banaadir ayaa maanta qaadey talaabo cusub kadib markuu muujiyay inuu ka goostay Villa Soomaaliya.

Dadaq Joon wuxuu maanta shir jaraa’id oo uu qabtay ku sheegay in Baarlamaanka Xilkiisii dhamaadey sidaas awgeed aysan wax shir ah yeelan karin. wuxuuna is hortaagay inay maanta kulmaan.

Talaabdaan waxay Muujinaysaa in Ay kala furfurmeen Kooxihii Wadaniyiinta ee taageersanaa Madaxweynaha Xilkiisu dhamaadey, waxay kaloo muujinaysaa in Saraakiisha Ciidamada inay maqleen Talooyinkii losoo jeediyay ee ahaa inay faraha kala baxaan Siyaasada.

Puntlandi.com Muqdisho

<