Madaxweyne Deni oo Hambalyo u diray Madaxweynaha Jabuuti

Madaxweynaha Dowlada Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa isagoo ku hadlaya Magaciisa iyo kan Shacabka wuxuu U hambalyeeyey Madaxwrynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geele oo markii shanaad la doortay.

Madaxweyne Deni ayaa Ismaciil Cunar Geele u rajaynaya inuu Illaahay ku Garab galo Hogaaminta shacabkiisa oo markii Shanaad u doortay inuu hogaamiyo.

Madaxweyne Geele ayaa Cid aqlabiyad ah loogu doortay inuu Dalka hogaamiyo.

Puntlandi.com Muqdisho

<