Warsaxaafadeed Mudawga Musharixiinta” Farmaajo Dalka wuu Carqaladaynayaa”

Kadib Dhacdadii maanta ay Fowlada Federaalku ku sheegeen in Shirkii Afisyooni uu fashilmay Xili Shirku uu socdo ayaa waxaa Warsaxaafadeed kasoo saaray falkaas Midowga Musharixiinta.

Warsaxaafadeedka waxaa lagu sheegey in Madaxweynaha Xilkiisu dhamaadey uu Carqaladeynayo Geedi socodka Xiliga kala guurka.

Hoos ka alhriso Warsaxaafadeedka oo dhamaystiran

<