War Deg Deg ah— Shirkii Madaxda Soomaalida oo Lagu kala kacay

Shirkii Madaxda Soomaalida uga socdey Afisyooni ayaa soo dhamaadey iyadoon wax guul ah laga gaarin, Wararka rasmiga ah waxyaabaha Sababay in lagu kala koco Shirka ayaa ah sidaan.

Madaxweyne Farmaajo wuxuu sheegey inuu ogolaanayo in uu wax ka badalo Gudiga Doorashada iyo in Shirka Weyn ay kasoo qaybgalayaan Xubno matalaya Musharixiinta iyo Soomaaliland taas badalkeeda in Xukuumadiisa laba Sano iyo Bar loo kordhiyo walhtiga si Dalka ay u gaarsiiso Doorasho.

Arnkaan waxaa ka biyadiidey Puntland iyo Jubbaland, oo sheegey in Arintaan uusan sinaba qayb uga ahayn wadahdalka, Waxayna ku tilmaameen Carqaladeyn.

Madaxweynaha Galmudug ayaa Soo dhaweeyey soo jeedinta Madaxweyne Farmaajo.

Madaxweyne Farmasjo wuxuu diidey in laga hadlo Arinkaas Gobolka Gedo, taasna

Puntlandi.com

<