Raysal wasaarihii hore Cabdiwali Sheikh oo Xaaladiisa Caafimaad lagasoo deyrinayo

Raysal wasaarihii hore ee Dalka Mudane Cabdiwali Sheikh Axmed ayaa lagsoo dayrinayaa Xaaladiisa kadib markii la dhigay Isbitaal ku yaal Qaahira, Dalka Masar.

Sida ay Puntlandi.com u xaqiijiyeen Dad ku sugan Qaahira Alla Caafimaad ha siiyee Raysal wasaaruhu wuxuu Isbitaalka ku jiraa maalintii sadexaad, lama shaacin Xanuunka noociisa.

Waxaa Bulshada Soomaaliyeed laga codsanayaa inay u soo duceeyay Raysal wasaare Cabdiwali Sheikh Axmed

Puntlandi.com Qaahira

<