Dhagayso Madaxweyne Deni “ Madaxweynuhu wadatashi baan aadayaa buu nooga tagay, waxaa noo xigay Shirkii wuu burburay

Madaxweynaha Dowlada Puntland oo Waraysi siiyay VOA kadib markii Dowlada Federaalku ay shaaciyeen in Shirkii Afisyooni uu burburay.

Madaxweyne Deni wuxuu sheegay in Jawiga Shirku uu wanaagsanaa maanta, Madaxweyne Farmaajana uu uga tagay inuu wadatashi aadayo, waxaa noo xigay in la yiri Shirkii waa fashilmay.

Madaxweyne Deni wuxuu kaloo sheegay in Hadalka Kasoo yeeray Wasiir Dube uu ahaa mid lasii duubay.

Hoos ka dhagayso

Madaxweyne-Deni
<