Daawo Puntland iyo Jubbaland “ Shir burburay ma aanaan ogayd laakiin sidaas ayuu doonayay Madaxweynuhu

Dowladaha Jubbaland iyo Puntland oo shir jaraa’id qabtay ayaa u jawaabay hadal kasoo yeeray Dowlada Federaalka, hadalkaasoo ahaa eedeyn loo jeediyey Madaxweynayaasha Puntland iyo Jubbaland iyo waliba hadal ahaa in Shirkii uu fashilmay.

Hoos ka daawo Wasiirada Puntland iyo Jubbaland ee qabtay Shirka jaraa’id, sawirka hoostiisa ka daawo Video-ga

trim.DC8E1137-24AB-4B3D-B20C-39097D5EA99F

<