
Shirkii Madaxda Soomaalida ayaa goor dhawayd ka furmay Xarunta Afisyooni, Shirkasoo looga arinsanayo Ajandaha Shirweynaha Soo socda.
Dhamaan Masuuliyiintu waa u dhanyihiin waxaa iyana la sugayaa in ay dhowaan kusoo biiraan Beesha Caalamka.
wixii soo kordha kala soco halkaan.
Puntlandi.com
