Markab ku caariyay Bosaso oo lagu guulaystay in la badbaadiyo

Markab sidey Shamiito oo u raraa Ganacsato ayaa lagu guulaystay in la badbaadiyo kadib markuu kusoo caariyay Xeebta aan ka fogayn Dekada.

Markabka oo sidey Shamiito ayaa lala tacaalayay sidii lagu badbaadin lahaa, waxaana aakhirkii lagu guulaystay in lasoo badbaadiyo.

Maduuliyiin ka tirsan Maamulka Dekada ayaa sidaas i xaqiijiyay Puntlandi.com

Puntlandi.com Bosaso

<