
Dowlada Emaaraatka Carabta ayaa kaalmo Cunto iyo daawooyin isugu jira ugu deeqdey Gobolka Tigrey ee Dagaalka ku dhacay Dalka Itoobiya, Emaaraatku wuxuu kaloo 5 Milyan oo Dollar ugu deeqay Shacabka Tigreega ee ka barakacay Dagaalka kuwasoo ku sugan Xuduuda Dalka Sudan.
Dowlada Emaaraatka ayaa lagu xantaa inay Diyaaradaha Drines-ka Ka qayb qaateen Dagaalkii uu Raysal wasaare Abiy Ahmed uu ku qaadey Gobolkaan.
hoos ka daawo kaalmada Emaaraatku siiyey Shacabka Tigreega



