latest news-Breaking Somali and International News-Headlines

  • Home
  • About
  • Contact

Month: April 2021

Falkii maanta Garoonka Aaden Cade ka dhacay waa sababta Deni U diiday in Ciidamada Farmaajo ay yimaadaan Afisyooni

April 22, 2021 admin 0

Shaqaalaha iyo Ciidamada taageersan Madaxweynaha Xilkiisu dhamaadey falkii ay maanta ka sameeyeen Garoonka Diyaaradaha Muqdisho waxay ahayd Fadeexadii ugu foosha xumayd oo soo marta Soomaaliya. […]

Wasiir Dube oo hadlay Una gogol xaaray qaabkii ay uga bixi lahaayeen Shirararka soo socda ee Teenada”

April 22, 2021 admin 0

Wasiirka Warfaafinta Xukuumada Wakhtigeedu dhamaadey Cusmaan Dube ayaa Kenya iyo Jabuuti eedeeyay, isagoo sheegay inay faragaliyaan Wadahadalada Doorashada ee Midowga Afrika bilaabi Doono” Hadalka kasoo […]

Gudaha Garoonka Diyaaradaha Muqdisho oo Kuraasta la isla dhacay

April 22, 2021 admin 0

Waaxda Socdaalka ee Garoonka Diyaaradaha Muqdisho waxaa saaka weerar kusoo qaadey Ciidamada NISA kuwa dharcadka ah, waxayna bilaabeen iney fharbaaxaan dhaqaalaha Waaxda socdaalka, kuwasoo iyana […]

Dr.Xasan Cusmaan Buurane oo Xamar lagu dilay

April 22, 2021 admin 0

Magaalada Muqdisho waxaa maanta lagu dilay Alla naxariistii haka waraabiyee Dhakhtar caan ah Dr. Xasan Cusmaan oo ku Magac dheeraa Buurane. Kooxa hubaysan ayaa Dhakhtarka […]

Madaxweyne Farmaajo wuxuu u gacan galay Uhuru iyo I.C. Geele

April 22, 2021 admin 0

Saansaanta muuqata Waxay u muuqataa in Dalka loo celinayo Kumeel gaarnimadii, Madaxweyne Farmaajo isagoo isla lahaa hakaa dego culaysyada Beesha Caalamka ayuu aaday Congo, wuxuuna […]

No Image

Daawo Farmaajo oo Ciidamada Amar ku siiyay Ninkii Kursiga isku dhajiyey inay Xoog ku saaraan

April 21, 2021 admin 0

Waxaan Filayaa Madaxweynuhu inuu amray Ciidanka, Maxay sugayaan. Hoos ka daawo

Gudiyada uu kala diray Farmaajo waxay jawaab u yihiin Hadaladii Siyaasiyiinta Beelaha Hawiye

April 21, 2021 admin 0

Shalay makhribadii ka hor waxaa shir ugusoo fhamaadey Muqdisho Waxgaradka, Siyaasiyiinta iyo Aqoonyahanada Beelaha Hawiye, Shirkasoo Ajandihiisu ahaa in Beesha ay go’aan ka qaadato mudo […]

Madaxweyne Kenyata oo si diiran loogusoo dhaweeyey Kinshasa

April 20, 2021 admin 0

Madaxweynaha Dalka Kenya Uhuru Kenyata oo booqasho Sadex maalmood ah ku tagay Dalka Congo ayaa waxaa halkaas kusoo dhaweeyey Dhigiisa Felix Tshisekedi. Madaxweyne Kenyata ayaa […]

Beesha Hawiye oo Aqoonsigii Madaxweynanimada kala laabatay Madaxweyne Farmaajo

April 20, 2021 admin 0

Shirweyne ay isugu yimaadeen Beelaha Hawiye ayaa Warmurtiyeedkii kasoo baxay lagu cadeeyay in Madaxweynaha Xilkiisu dhamaaday uusan ahayn Madaxweynaha Soomaaliya. Qodobbkamida Warmurtiyeedka ayaa uqoran sidaan […]

Dhagayso Warmurtiyeedka Shirweynihii Beelaha Hawiye

April 20, 2021 admin 0

Halkaan hoose ka dhagayso

Shirweynaha Beelaha Hawiye oo Muqdisho ka furmay

April 20, 2021 admin 0

Waxaa Magaalada Muqdisho ka furmay Shirweyne ay Beesha Hawiye uga arinsanayaan Xaalada Siyaasadeed ee Dalka ka jirta. Shirka ayaa waxaa kasoo qaybgalay inta badan Siyaasiyiinta […]

Ciidamada Puntland oo markii labaad howlgal kasoo fulinaya Banaanka Puntland

April 19, 2021 admin 0

Xukuumadii Alla ha u naxariistee Madaxweyne Cabdullaahi Yusuf Puntland waxay Ciidan u dirtay Koonfurta Soomaaliya, Howlgalkassoo ujeedkiisu ahaa Soo celinta Dowladnimada Soomaaliya. Hada kolkii labaad […]

No Image

Madaxweyne Farmaajo oo Koongo gaarax Xili Muranka Siyaasadeed Sii xoogaysanayo

April 19, 2021 admin 0

Madaxwwynaha Xilkiisu Dhaamaday isla markaasna Xilka kororsaday Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray Dalka Jamhuuriyada Dimoqoraadiga Congo. Safarka Farmaajo ayaa lagu sheegay […]

Prof. Maxamed Cabdi Gaandi oo Paris ku geeriyooday

April 18, 2021 admin 0

Maxamed Cabdi Maxamed Gaandi oo kamid ahaa Aasaasayaashii Jubbaland marna ahaa Wasiirka Gaashaandhiga Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku geeriyooday Dalka Faransiiska oo uu deganaa. Marxuumka […]

Musharixiinta oo ku gacan sayray Codsigii Farmaajo

April 18, 2021 admin 0

Madaxweynayaasha Galmudug Axmed Qoorqoor iyo Hirshabeele Cali Guudlaawe oo caawa la kulmay Mudharixiinta Kulankasoo guul daro ku dhamaadey kadib markii ay Musharixiinta u gudbiyeen codsi […]

No Image

Madaxweyne Farmaajo iyo Taageerayaashiisu ma aysan fahmin Rules of the Game

April 17, 2021 admin 0

Madaxweyne Farmaajo kolkii loo doortay Madaxweynanimada Soomaaliya, Waa lagu hanweynaa, inkastoo Siyaasiyiin badan ay ka digeen, qaar badana ay hada aaminsan yihiin in uu yahay […]

Villa Soomaaliya oo oon soo hadalqaadin kulankii Beesha Caalamku ugu yeertay Madaxweyne Farmaajo

April 17, 2021 admin 0

Saaka ayaa Beesha Caalamku dalbatay in Madaxweynaha Xilkiisu dhamaadey uu kula kulmo Afosyooni, Kulankaasoo Albaabadu u Xiraayeen. Madaxtooyada Villa Soomaaliya Ayaan ilaa hada soo hadal […]

Breaking News— Farmaajo oo dalbadey inuu la kulmo Madaxweynayaashii hore

April 17, 2021 admin 0

Madaxweynaha Hirshabelle Cali Guudlaawe oo caawa booqdey Madaxweynayaashii hore Sheikh Shariif iyo Xasan Sheikh ayaa codsadey inay la kulmaan isaga iyo Madaxweynaha Galmudug Axmed Qoorqoor. […]

Saraakiil, Xildhibaano iyo Odoyaal Reer Mudulood ah oo gaaray Shiirkolo

April 17, 2021 admin 0

Waxaa goor dhaweyd Shiirkolo soo gaaray Siyaasiyiin iyo Xildhibaano kasoo jeeda Beesha Mudulood, waxaa kaloo weheliyey Odoyaal iyo Ciidan Tikniko wata oo ay wadada kusoo […]

Madaxweyne Axmed Madoobe oo Taliyayaal Ciidan Magacaabay

April 17, 2021 admin 0

Kadib markii Wasiirkii Amniga Dowlada Jubbaland uu u goostay Villa Soomaaliya Madaxweyne Axmed Madoobe wuxuu badalay Taliyaasha Ciidamada qaarkood. Sareeye Guure Maxamed Cabdi Sheikh waxaa […]

Posts navigation

1 2 … 5 »

Find Us

Facebook

Twitter

post@puntlandi.com

Categories

  • Faalooyin (22)
  • Fikradaha Akhristayaasha (5)
  • News (748)
  • Puntland Election 2019 (132)
  • Uncategorized (1)
  • Wararka (3,961)

About puntlandi.com

Puntlandi.com

About This Site

Find Us

Barnaamijyada

  • Faalooyin
  • Fikradaha Akhristayaasha
  • News
  • Puntland Election 2019
  • Uncategorized
  • Wararka

Contact Us and..

  • (SAWIRRO) Senator Maxamud Mashruuc oo Qado Sharaf u sameeyay wafdi uu hogaaminayo Beeldaaje Maxamed Beeldaaje Ismaaciil
  • About
  • Broadcast Live
  • Contact
  • Dhagayso BBC Somali
  • Dhagayso Voa Somali
  • Login
  • Privacy Policy
  • Qoraal ,Puntland “ Wax aan ahayn Heshiiskii 17 Sebtembar lama aqbalayo
Idaacada ha Soomaaliga

Dhagayso VOA Somali

Dhagayso BBC Somali

Copyright © 2021 | WordPress Theme by MH Themes

error: la xiriir post@puntlandi.com