
Warsaxaafadeed kasoo baxay Jubbaland iyo Puntland waxay dheegeen in Madaxda Sare ee Dowlada Federaalku ay xagal daacinayaan Wadahadalada Doorashada.
Hadalka kasoo yeeray Jubbaland iyo Puntland ayaa u muuqda in ay ka quusteen Madaxweyne Farmaajo.
Hoos ka akhriso Warsaxaafadeedka


