Warsaxaafadeed “Madasha Badbaado Qaran oo si Adag uga digtay isku’day Mudo kororsi

Qoraalkaan hoose waxaa soo saaray Madasha Badbaado Qaran, waxayna si Adag ugu uga hadleen Xubnaha Baarlamaanka ee u ololaynaya mudo kordhinta, tasoo ay ku tilmaameen Sharci daro aan loo dulqaadan karin.

Madasha Badbaadi Qaran waxay kaloo cambaareeyeen Kiiskii uu soo saaray Gudoomiye Mursal ee uu Xildhaabo gaaraya 15 uga joojiyay ka qaybgalka Kulamada.

Hoos ka alhriso

<