Warar been Abuur ah oo laga baahiyay Dekada Garacad

Maanta waxaa labaahiyay warar been Abuur ah oo laga baahyay Dekada Garacad ee Gobolka Mudug, wararkaasoo lagu sheegay in Dad hubaysan ay Hawada ka celiyeen Diyaarad ka timid Emaaraatka, Laakiin Xaqiiqda laba jirto Doyaarad maanta iman lahayd halkaas.

Beri oo Arbaco ah ayay kusoo wajahan yihiin Wafdiga la sugayay,Saaka ayaa la shaaciyey in Wafdigaas imanayo, Arbacada.

Waxaa hubaal ah Daxaafadaha baahiyay wararkaas inay awalba ahaayeen kuwu aan ka fiirsan wararka ay daabacaan, Waxayna Wararka kasoo urursadaan Baraha Bulshada.

Masuuliyiinta Degmada Jariiban oo Garacad ay hoos tagto ayaa dhankooda wararkaas ku tilmaamay kuwo ay ka dambeeyaan kuwa diidan horumarka Buldhada.

Puntlandi.com Gaalkacyo

<