Satiriske : Sidee loo qaybiyey Talaalkii Covid19 ee Puntland heshay

Ilaa hada waxaa Puntland soo gaaray 40,990 Irbadood oo Talaalka Covid 19 ah, Wasaarada Caafimaadka Puntland oo kaashanayaan Qaramada Midoobay ayaa Talaalka gaarsiiyey inta badan Magaalooyinka Puntland.

Sidaan ka soo xiganay Wasaarada Caafimaadka Puntland,Dhamaan Caasimadaha gobolada Waxaa lagaarsiiyay Qoondada ay heleen, waxaana lagu cabiray baahida ka jirta deegaanadaas, Talaalka ugu badan waxaa lagaarsiiyay Magaalada Bosaso, Shixnada labaad ee Talaalka markay soo gaarto Puntland sidaas oo kale ayaa loo qaybinayaa.

Sawiradaan hoose waa Magaalada Baran oo Sabtidii laga bilaabay Talaalka Covid19.

<