Daawo Xildhibaanada laga joojiyay kulamada Baarlamaanka oo hadlay, kashifayna Ajandaha rasmiga ah

Hotel Jazeera ee Magaalada Muqdisha waxaa maanta shir jaraa’id ku qabtay Xildhibaanadii laga manuucay inay kasoo qaybgalay Kulamada Baarlamaanka oo u horeeyo kulanka beri loo balansan yahay.

Mahad Salaad oo kamida Xildhibaanadaas ayaa shaaca ka qaadey in Ajandaha qarsoon ee Shirka uu yahay Xukuumada Wakhtigeedu dhamaadey oo Wakhtiga loo kordhinayo, wuxuu Mahad Salaad yiri waxaa sidaas afkiisa naga yiri Gudoomiyaha Baarlamaanka Maxamed Mursal, oo waliba raaciyey in Gudoomiyuhu uu xitaa yiri “ Heshiiskii Doorashada ee 17 Sebtembar waa burburay”

Hoos ka daawo Shirka jaraa’id oo dhamaystiran

trim.BDFA1C73-38EB-482B-82AE-29031A99190E

<