Xildhibaan Mahad Salad ayaa si kulul uga jawaabay Warqadii looga manuucay isaga iy 14 Xildhibaan Kulamada Baarlamaanka

Xildhibaan Mahad Salaad oo ka mida oo ka mida Mudanayaasha Baarlamaanka Federaalka ayaa Qoraal uusoo dhigay Bartiisa Baraha Bulshada wuxuu si kulul u weeraray Gudoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Maxamed Mursal.

Weerarkaan ayaa yimid kadib markii uu Gudoomiye Marstal uu caawa soo saaray Wareegto kulamada Baarlamaanka ee soo socda looga manuucayo 15 Xildhibaan oo Mahadsalaad kamid yahay, Majadsalaad oo ka jawaabaya warqadaas ayaa yiri sidaan.,,

  • Maxamed Mursal wuxuu kulansadey Garasho la’aan Sharciyeed iyo garaad yari Siyaasadeed, fidmada uu ka talinayana Cawaaqiib xumada ka dhalata isaga ayaa si shaqsi ah u qaadaya Masuuliyadeeda”

waakan Qoraalkiisii Baraha Bulshada

<