War Deg Deg ah : Kalfadhigii Baarlamaanka oo Buuq ka socdo ka dib markii Gudoomiye Mursal ku dhawaaqay Ajandaha kulanka

Kulankii Xildhibaanada Federaalka Soomaaliya ayaa Buuq ku bilowdey kadib markii Gudoomiye Mursal oo Ajandaha kusoo daray Qodob salka u xaaraya mudo kordhin.

Buuq ayaa hada ka taagan Gudaha Baarlamaanka waxaana loo diidan yahay inuu Gudoomiyuhu uu hadalka sii wado.

Puntlandi.com Muqdisho

<