Breaking News—Xildhibaanada Mucaaradka oo xoog ku joojiyay Kulankii Baarlamaanka

Kulankii Baarlamaanka markii maanta furmay wuxuu ku bilowday Buuq iyo Qaylo sababay in Gudoomiyaha Baarlamaanka uu isaga baxo Hoolka, halkaasna lagu kala tago iyadoon waxba laga doodin.

Xildhibaanada Mucaaradka ayaa maanta muujiyay iney awood xoogan yihiin, waxayna Gudoomiyaha ku khasbeen inuu Hoolka ka baxo.

Buuqa ayaa ka bilowday kadib markii Xukuumadu ay Ciidamo ku wareejinay Baarlamaanka isla markaasna uu Gudoomiyuhu ka dhawaajiyey Ajande ka baxsan kii meesha looyimid.

Puntlandi.com Muqdisho

<