Laftagareen oo Muqdisho soo gaaray si uu uga qaybgalo Shirka Afisyooni

Madaxweynaha Koonfur Galbeed Ayaa saaka soo gaaray Muqdisho isagoo kasoo kicitimay Dalka Turkiga oo uu in mudo ah ku maqnaa.

Masuuliyiin ka tirsan Maamulkiida Koonfur Galbeed iyo Labada Gole ee Federaalka ayaa kusoo dhaweyey Garoonka Diyaaradaha.

Waxaa jira warar Sheegaya inuu hada kulan kula jiro Masuuliyiin ka socda Beesha Caalamka Gudaha Garoonka Diyaaradaha.

Laftagareen ayaa u yimid si uu uga qaybgalo Shirka Afisyooni ee Beesha Caalamku kubyabooheen.

Puntlandi.com Muqdisho

<