Madasha Badbaado Qaran oo soo saaray Warqadii u horaysay oo Ku saabsan Xaalada Dalku ku sugan yahay

Badbaafo Qaran oo ah Madashii ay ku bahoobeen Musharixiinta Madaxweynaha ee ugu culculus, Aqalka Sare, Puntland iyo Jubbaland ayaa matærkii u horaysay soo saaray Qoraal dheer oo ku socda Shacabka Soomaaliyeed iyo Wadamada daneeya ama Saaxiibka la ah Soomaaliya.

Qoraalka ayaa ku bilaabanaya baahida keentay Aasaaska Madasha, Xaalada Dalku ku sugan yahay iyo fashilka Madaxweynaha Wakhtigiisubdhamaadey oo ay ku eedeeyeen inuu ku guul daraystay inuu Dalka gaarsiiyo Doorasho.

Waatan Warqada oo laba bog ah

<