Daawo 3 sano ka hor buu Madaxweyne Gaas ka digay Villa Soomaaliya Waxay Damacsan yihiin,

Madaxweynihii hore ee Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa Shacabka Soomaaliyeed sadex sano ka hor wuxuu uga digay mushkilada maanta ka taagan Dalka. Iyo damaca Madaxweyne Farmaajo uu ku haminayo oo ah in uu Xafiiska joogo labaatan sano.

Hoos ka daawo

Madaxweynihii hore ee Pl Gaas

<