Daawo Sawirada Shir Xalane ku dhexmaray Puntland, Jubbaland iyo Musharixiinta

Saaka waxaa Xalane ka dhacay kulan dhexmaray, Musharixiinta , Madaxweyne Deni iyo Madaxweyne Axmed Madoobe.

Musharixiinta waxaa kamid ahaa Xasan Sheikh, Shariif Sheikh Axmed, Cabdiraxmaan Cabdishakuur, Xasan Cali Kheyre iyo Musharixiin kale.

<