
Laba nooc oo ka tirsan Ciidamada Puntland ayaa gaaray Magaalada Muqdisho si ay u ilaaliyaan Amaanka Wafdiga Madaxweyne Deni io Muqdisho kusoo wajahan.
Amaanka awgiis waa la diiday in la shaaciyo wakhtiga uu soo degayo Madaxwyne Saciid Cabdullaahi Deni.
Sawirada hoos ka daawo






