Abaabulka Soo dhaweynta Madaxweyne Deni oo Muqdisho laga dareemayo

Saaxiibada Siyaasada ee Madaxweyne Saciid Cabdulaahi Deni ayaa Muqdisho ka wada olole lagu soo dhaweynayo Madaxweyne Saciid Deni, iyadoo goor dhaweyd ay soo degtay Diyaaradii sidey Shaqaalaha iyo Ilaalada Madaxweyne Deni .

Ciidamo khaasa ayaa la dhigay Wadooyinka Magaalada Muqdisho kuwasoo sugaya Amaanka Nawaaxiga Garoonka, si aysan u dhicin duqayn loo geysto Garoonka ama Hoobiyayaal lasoo tuuray.

Ciidamada Gaarka ah ee Musharixiinta ayaa qaybbweyn ka qaadanaya sugida Amaanka , sida ay Puntlandi.com ay xogta ku hayaan.

Amaanka awgiis lama shaacin Goobta uu degi doono Madaxweyne Deni,

Puntlandi.com Muqdisho

<