Sawiro, Madaxweynihii hore ee Dalka oo Aas Qaran loo sameyay

Illaahay naxariistii Jano haka waraabiyee Cali Mahdi Maxamed Madaxweynihii hore ee Soomaaliya ayaa maanta lagu aasay Magaalada Muqdisho.

Mucaarad iyo Muxaafid oo uu hogaaminayo Madaxweynaha Xilku ka dhamaadey Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka qayb galay Aaska,

<