Qaramada Midoobay oo ka tacsiyeeyey Geerida Madaxweynihii hore ee Soomaaliya

Qaramada Midoobey ayaa Shacabka Soomaaliyeed soo gaarsiiyey dhambaal tacsi ah oo ku aadan Geerida ku timid Madaxweynihii hore ee Dalka Cali Mahdi Maxamed oo shalay ku geeriyoodey Mairobi.

Qoraalka Tacsida Qaramada Midoobay ayaa u qoraa sidaan.

  • UN in Somalia waxay tacsi u direysaa dadka Soomaaliya gaar ahaanna qoyskii iyo asxaabtii madaxweynihii hore Ali Mahdi Mohamed, Geerida ku timid Madaxweynihii hore Cali Mahadi Maxamed.

Madaxweynihii hore ee Soomasliya Alla ha u naxariistee Cali Mahdi wuxuu shalay oo Arbaca ahayd uu ku geeriyooday Isbitaal ku yaal Magaalada Nairobi.

Calanka hoostiisa ka Akhriso nuqulka Tacsida UNSOM

Puntlandi.com Muqdisho

<