Madaxweyne Axmed Madoobe iyo Safiirada UK oo Muqdisho ku kulmay

Kate Foster, Safiirka Boqortooyada Ingiriiska ayaa booqasho ugu tagtay Madaxweynaha Dowlada Jubbaland Axmed Madoobe, waxyaabaha ugu muhiimsan ee ay islasoo qaadeen waxaa kamid ah Arimaha Doorashada iyo Shirka lafilayo inaybisugu yimaadaan Madaxda Soomaaliya.

Waxyaabaha kale ee laga wadahadlay waxaa kamid ah Xaalada Abaaraha ka jira Deegaanada Jubbaland gaar ahaan Gobolka Gedo, Oo maalmahaanba uu Madaxweynuhu u baadi goobayay Kaalmo Caalami ah oo lagaardiiyo Gedo.

Madaxweyne Axmed Madoobe Iyo Ambasador Kate waxay isla meeldhigeen muhiimada uu kulanka Looga hadlayo Doorashada uu u leeyahay Geedi socodka Dowladnimada Soomaaliya.

Waa ku waan sawiradii kulanka

Puntlandi.com Muqdisho

<