Madaxweyne Farmaajo oo tacsiyeeyey 23:39 Sacada Muqdisho isagoo isticmaalay Baraha bulshada

Madaxweynaha Xilkiisu dhamaadey Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo Saxaafadu ku dhaliidhay inuu ka aamusay inuu tacsi u diro Shacabka Soomaaliyeed Geerida ku timid Madaxweynihii hore ee Dalka Cali Mahdi oo Makhribkii maanta ku geeriyooday Dalka Kenya ayaa aakhirkii soo duubay cajilad tacsi ah Oo caawa saqdhexe lasoo dhigay Baraha Bulshada Abaarihii 23:38, Shan saac kadib Geerida Madaxweynihii hore ee Dalka.

Waakan Twitter

<