
Qoraal ay soo saareen Mudharixiinta Madaxweynaha Soomaaliya ayaa lagu muujiyay walaac ay ka qabaan Xaalada Dalku ku sugan yahay, iyagoo hadalka u oranaya sidaan ayay yiraahdeen “ Waxaan ka walaac sanahay Amaan xumada sii kordhaysa ee laga dhaxlay Dowlad xumida jirta”,
Qoraalkoodiina waakan
Puntlandi.com Muqdisho

