Deg Deg Diyaarad khaasa oo beri soo qaadeysa Meydka Madaxweynihii hore ee Soomaaliya

Sida ay Puntlandi.com ay kasii xigteen Ehelka Madaxweynihii hore ee Dalka Marxuum Cali Mahdi Maxamed, waxaa la qorsheynayaa in beri oo Khamiista la soo qaado Marxuumka loogasoo qaado Muqdisho.

Diyaarad Khaasa ayaa Soo qaadeysa Marxuumka waxaana la filayaa in Aas Qaran loogu sameeyo Magaalada Muqdisho in kastoo aysan Qoyskiisa wali go’aankaan halka lagu aasayo.

Illaahay ha u naxariisto Marxuumka, Samirna hakasiiyo Qoyskiisa iyo Guud ahaan Shacabka Soomaaliyeed.

Puntlandi.com Nairobi

<