Sawiro Ciidamada Jubbaland oo gaaray Muqdisho iyo Goobta Shirku ka dhacayo

Madaxweyne Axmed Madoobe wuxuu iskasoo hor mariyey ilaaladiisa Gaarka ah, iyaguna Muqdishuu kusoo wajahan yahay, si uu kulamo hordhac ah ula qaato Mudharixiinta amadaxwwynaha Soomaaliya.

Shirka Wadatashiga Doorashada ee beri ka furmaya Muqdisho wuuu ka duwan yahay Kuwii hore, Kolkaan waxaa goobjoog ahaanaya oo markhaati ahaan u joogi doona Xubno ka socda Beesha Caalamka , waxaana sidaas dalbadey Madaxweyne Saciid Cabdullaahi Deni iyo Madaxweyne Axmed Madoobe.

Waxaa hada la diyaariyey Teendhadii lagu shiri lahaa, Ee Sawirada hooos ka daawo

<