Breaking — Xerada Xalane oo Hoobiyayaal lagu garaacay

Xili maalinta Beri ah lagu wado inuu furmo Shirka Wadatashiga Madaxda Soomaaliya ayaa maanta la weeraray Xerada Xalane oo hooy u ah Beesha Caalamka.

Dad ku sugan Nawaaxiga Garoonka Diyaaradaha Muqdisho ayaa Puntlandi.com u xaqiijiyey in uhu yaraan 7 Madfac ay ku dheceen Xalane.

Lhasaaraha ka dhashay weerarka lama dhaacin ilaa hada , Ciidamada Amisom oo gacanta ku haya Amaanka Xalane iyaguna wali kama hadal weerarkaan.

Puntlandi.com Muqdisho

<