Jabuuti iyo Soomaaliya oo lasoo gaarsiiyey Talaalka Covid 19

Hay’ada Caafimaadka Aduunka oo kaashanaya Hay’ado ay kamid yihiin UNICEF ayaa Dadaal ku bixiyay in Talaalka Covid 19 ay si Lacag la’aan ah ku helaan Dalalka Soo koraya ee aan awoodin inay soo iibsadaan Talaalka. Barnaamijkaan lagu caawinayo Dunida Sadexaad ayaa loo bixiyay COVAX.

Hadabada Jabuuti iyo Muqdisho waxaa soo gaaray Talaalkii u horeeyey, Kasoo loogu talagalay in marka hore lagu talaalo Dadka ka shaqeeya Goobaha Caafimaadka iyo Dadka qaba Cudurada Khatarta ah oo isla markaas aan xamili karin ama iska Difaaco karin Covid19.

Puntlandi.com

<