
Cabdiraxmaan Cabdishakuur ayaa Dowlada Federaalka ku eedeeyay in lagu wargaliyey in lasoo weerarayo Goobaha lagu dhaaheeyo ee Degmada Xamar Jajab.
Warqad uusoo bandhigay ayaa waxaa isweydaarsadey laamaha Amaanka waxayna sheegaysaa Warqadu in Al-shabaab abaabulayaan weerar Ismiidaamin ah oo lagu qaadayo Makhaayada Koffe Piont oo kasoo horjeeda Makhaayada Luul Yemeni oo ah goobtii Xalay la qarxiyey.
Cabdiraxmaan Cabdishakuur wuxuu sheegay in hadii laamaha Amaanku ka warhayn In lala damacsan yahay weerar goobahaan ay Dayeceen Dhaqadoodii.


Waatan warqadii ee Akhriso