Qarax ka dhacay Xamar Jajab iyo Rasaas ka dhacaysa Hodan

Magaalada Muqdisho waxaa caawa ka dhacay laba weerar oo mid yahay Qarax lagusoo xiray Gaari kasoo ka dhacay Xaafada Xamarjajab, Khasaaraha ilaa hada lama shaacin, Laakiin goobjooge la hadlay Puntlandi.com wuxuu xaqiijiyey ilaa laba Qof oo Dhintay.

Dhinaca kalena Nawaaxiga Jidka Taleex ee Degmada Hodan waxaa ka dhacaya Rasaas aan la ogayn cida iswaydaarsanaysa, mana jiraan Faahfaahin intaas dhaafsiisan.

Dhacabka Nawaaxiga Taleex ayaa cabdi ka qaba xabadaha dhacaya, waxayna Puntlandi.com u dheegeen in inmudo ah ay xabada xoogan maqlayeen.

Wixii kasoo kordha kala soco Puntlandi.com

Puntlandi.com Muqdisho

<