Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo shaaciyey Qodobada Xalay miiska saaraa

Abdirahmaan AbdiShakuur Hogaamiyaha Xisbiga Wadajir. Photo Wadajir party

Iyadoo uu natiijo la’aan kusoo dhamaadey Kulankii Xalay dhexmaray Xukuumada Xilkeedu dhamaadey iyo Mudharixiinta ayaa qoloba Qolada kale ku eedeeyeen Natiijo la’aantaas.

Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo kamid ah Musharixiinta Madaxwrynaha ayaa Bartiisa Facebook wuxuu ku shaaciyey Qodobada la isku marieaayay, wuxuuna ukala dhigdhigay sidaan hoose…

Cabdiraxmaan Cabdishakuur iyo Mahad Salaad waxay horey Raysal wasaaraha ugu eedeeyeen inuu yahay Nin aan kaligiis go’aan gaari karin.

Puntlandi.com Muqdisho

Abdirahmaan AbdiShakuur Hogaamiyaha Xisbiga Wadajir. Photo Wadajir party
<