Villa Soomaaliya oo afku juuqda gabay kadib fashilka Shirkii maanta

Madaxweynaha Xilkiisu dhamaadey Maxamed Cabdullaahi Farmaajo wuxuu casumay Madaxda Maamul Goboleedyada inay shir ubyimaadaan maanta oo khamiis ah 4 bishaan Febaraayo, laakiin Siday Puntlandi.con ay Xalay daabeceen Shirkaas waa fashilmay.

Cidna waxba kamasoo qaadin Casumaadii Madaxweynaha, Puntland iyo Jubbaland waxay Shirkaas Madaxweynuhu Iclaamiyay in maanta la isugu yimaado waxay ku tilmaameen Mid lagu carqaladeynayo Dadaalada ay wadaan Raysal wasaaraha iyo Musharixiintu.

Axmed Madoobe Kismaayo joogaa maantana meelna uma docdo, Deni sidii kale Garowe ayuu hada joogaa oo isna meelna uma socdo, wuxuuna taagan yahay Madaxmed Cabdullaahi Farmaajo shir iyo wax kale xiliguu iclaamin jiray waa la dhaafay hada.

Asxaabtii Madaxweyne Farmaajo oo ay u horeeyaan Qoorqoor iyo Laftagareen Turkiga ayay jiraan iyaga war lagama hayo.

Villa Soomaaliya iyana maanta warkooda lama hayo , walina wax kama oran Shirkayniclaamiyeen maanta oo khamiis ah.

Waan sugaynaa wixii soo kordha ee kala soco Puntlandi.com ama Facebook iyo Twitter-kayaga.

Puntlandi.com Muqdisho

<