Warsaxaafadeed “Puntland oo habdhaqanka Madaxweyne Farmaajo ku tilmaamay Carqaladeyn”

Qoraal ka soo baxay Dowlada Puntland ayaa loogu jawa abay Qoraalada Casumaada ah ee Madaxweyne Farmaajo soo saarayo.

Puntland waxay sheegeen in Qoraalada kasoo baxaya Xafiiska Madaxweynaha Xilkiisu dhamaadey ay yihiin Caraqaladayn lagu carqaladeynayo Dadaalada Socda.

Puntland waxay kaloo sheegeen in ay taageersan yihiin Dadaalada ay wadaan Raysal wasaaraha iyo Siyaasiyiinta Mucaaradka ah.

waakan Qoraalkii kasoo baxay Puntland

<