Wariye Lagu dilay Gaalkacyo

Alla ha u naxariistee waxaa Gaalkacyo si toogasho ah loogu dilay Wariye Jamaal Aaden Aaden, oo ahaa Wariye aad looga yaqaan Deegaanka.

Kooxo hubaysan ayaa Wariyaha dilay walina haybtooda lama yaqaan.

Howlwadeenada Warbaahinta Puntlandi.com ayaa tacsi u dirayaa Caruurtii iyo Xaaskii Marxuumka iyo Guud ahaan Ehelkii iyo Asxaabtii uu ka baxay Marxuumku, Isagana dambi dhaaf iyo Jano waarta Ayaan Ilaahay uga baryaynaa.

Aaaaamiin Aaaaamiin

<