Qoraal ay Mucaaradku u direen Beesha Caalamka “ Farmaajo Xilka halaga qaado”

Qoraal ay Mudharixiinta Madaxweynaha ay u direen Beesha Caalamka ee daneeya Arimaha Soomaaliya ayay ku dalbadeen dhowr qodob.

Qodobada waxaa kamida

  • In Xilka laga qaado Farmaajo oo lagu wareejiyo Gudi Qaran
  • in Laba bilood Gudohood Doorasho lagusoo gabagaberyo
  • In Gudiga Doorashada laga saaro Xubnaha lagu muransan yahay
  • In Mucaaradku ay boos ku yeeshaan Wadahadalada Doorashada.

Waakan Qoraalka oo dhamaystiran

<