
Qar uu fuliyay Qof naftoihalige ah ayaa goordhowayd ka dhacay Xaafada Xamarweyne ee Magaalada Muqdisho, ilaa hada khasaaraha rasmiga ah lama oga.
Ciidamada Amaanka ayaa xiray goobta Qaruxu ka dhacay, lamana oga cida loola danlahaa Qaraxa, waxaase ku dhowaa goobta uu qaruxu ka dhacay Saldhig Boolis.
wixii Faahfaahin ah kala soco halkaan
Puntlandi.com Muqdisho