
Madaxweynaha Fowlada Puntland Saciid Cabdillaahi Deni ayaa dhambaal tacsiya u diray Bulshada Soomaaliyeed gaar ahaan Bulshada Reer Hiiraan Geeridii ku timid Alla ha u naxariistee Ugaas Xasan Ugaas Khaliif oo caawa ku geeriyooday Muqdisho.
- “Ugaasku wuxuu ahaa shaqsi aad looga yaqaan Soomaaliya, Caanka ku ah nabadeynta iyo suluxa , Anoo ku hadlaya Magaca Shacabka iyo kayga Waxaan Illaahay uga baryayaa Jano waarta iyo Dambi dhaaf, Waxaan u tacsiyaynayaa Qoyska Reer Ugaas, Shacbiga Reer Hiiraan iyo Guud ahaan Shacbiga Soomaaliyeed .”
Ugaasku wuxuu caawa ku geeriyooday Magaalada Muqdisho
Puntlandi.com Garowe