Illaahay ha u naxariistee Ugaas Xasan Ugaas Khaliif oo geeriyooday

Waxaa Magaalada Muqdisho Galabta ku geeriyooday Ugaaskii Gobolka Hiiraan Ugaas Xasan Ugaas Khaliif, Sida ay xaqiijiyeen Qoyskiisu.

Ugaaska ayaa maalmahaan Xanuunsanaa, wuxuuna Galabta u geeriyoodey Xanuun waayadaan dambe hayay.

Waxaa loo tacsiyaynayaa Qoyskii iyo Caruurtii Marxuumka iyo Guud ahaan Bulshada uu ugaaska u ahaa, Ilaahay naxariistii haka waraabiyo, Aamiin Aaamiin

<