Puntland oo Casuntay Beesha Caalamka

Kadib markii ay burbureen Wadahadaladii looga gol lahaa in Dalku Doorasho galo ayaa Puntland, Jubbaland iyo Siyaasiyiinta Mucaaradku waxay maanta bilaabeen Dadaalo Dalka looga badbaadinayo inuu galo qalalaaso Siyaasadeed iyo mid Amni.

Dhalay waxay Dowlada Puntland Casumtay oo maanta la sugayaa Xubno ka socda Beesha Caalamka si loo wargaliyey Xaalada Dalku meesha uu marayo.

Wafdiyo kala duwan ayaa la filayaa inay maanta soo gaaraan Garowe, Waxaana halkaas ka bilaabanaya wadahadalo cusub.

Puntlanfi.com Garowe

<