Shirkii Villa Soomaaliya ka socdey oo dhamaaday, Maxaa kasoo baxay

Shirkii u socdey Xukuumada Wakhtigeedu dhamaadey iyo Sadexda Maamul Goboleed ee ay Xulifadavyihiin ayaa lasoo gabagabeeyey.

Qoraal kasoo baxay ayaa lagu sheegey in Shirku wadatashi ahaa lana isla meel dhigay hirgalinta Heshiisyadii 17 Sebtembar iyo kii Baydhabo.

Qoraalka lama Faahfaahin waxa rasmiga ah ee kasoo baxay kulanka aan ka ahayn in Arimaha Doorashada laga wada hadlay.

<